LIBRISTO
LIBROAMANTO
obowiązkowe
Zostań członkiem wspólnoty miłośników książek z całego świata i zyskaj mnóstwo korzyści. Załóż konto bezpłatnie
0
Darmowa dostawa z usługą Inpost oraz Orlen od 299.00 zł
DPD Kurier 12.99 Poczta Polska 18.99 Paczkomat 13.99 InPost Kurier 12.99 Punkt DPD 11.99

Darmowa dostawa dla zamówień powyżej 299,00 zł.

CIIL IYO CAFIS

Język SomalijskiSomalijski
Książka Miękka
Książka CIIL IYO CAFIS MOHAMED ABDI AYNAB
Kod Libristo: 48297779
Wydawnictwo Aynab, listopad 2024
*Buugaan wuxuu ka hadlayaa waayo aragnimada uu kusoo arkay inta uu ku jiray Xabsiga.Buugaan marka aa... Cały opis
? points 61 b
Gwarancja
najlepszej
ceny
108.03
Dostępna u dostawcy Wysyłamy za 14-21 dni

Nawet do 30 dni na zwrot


Klienci kupili także


*Buugaan wuxuu ka hadlayaa waayo aragnimada uu kusoo arkay inta uu ku jiray Xabsiga.

Buugaan marka aad aqrineeso waxaa soo dhoweesataa Tissue si aad ilinta iskaaga tirtirto !

Mr.Qoryooley.

-Maxamed waxaa la xiray isagoo ku jira waqtigii noloshiisa u fiicnaa da'ahaa iyo filasho ahaan maadaama uu ku jirey Sannadkii u dameeyey ee Kuliyadii uu dhiganayey uu ahaa wiil 20 jir oo ay xiiso u leedahay xarago dhallinyaro nimo la bulsheyn saaxiibo iyo tamashle maahayn waqti uu qaabilo karo in meel lagu oodo waayo dadka waaweyni adkaysi bet u leeyihiin Guri fadhiga laakiin dhallinta waa u ciqaab. Maxamed waxaa hortiis la xiray Aabihiis oo Xabsiga lagu silic diley isaga xarigiisuna wuxuu dabo socdey kaas Aabihiis si familka dhan loo dhadhansiiyo ciqaab.

Cabdishakur Cali Qood.

-Buugga "Ciil Iyo Cafis" waxa aad ugu tegi doontaa nolosha qoraha Mudane Maxamed Cabdi Caynab, gaar ahaan sannado badan oo uu qoruhu u xidhnaa taliskii Maxamed Siyaad. Waxa uu qoraagu akhristaha dhex geynayaa nolol midabo badan; dalal kala fog, magaalooyin kale gedisan iyo mararka qaar oo akhristuhu dareemayo jugta jidhka qoraaga ku dhacaysa. Maxamed, taariikh qayaxan ma taxayo ee runtii waxa uu akhristaha u sawirayaa marba xaaladda uu ku sugnaa. Waxa aan aad ula dhacay sida farshaxannimada leh ee qoraagu afartan sanno ka hor ii dhex geeyay; mar qoraagu timuhu ku baxeen oo uu beri danbe iska xiiray, ayuu ka sheekaynayaa ilaa aan gaadhay inaan laydha nus qarni ka hor madixiisa maraysay aniguna dareemo. 

Buugga "Ciil Iyo Cafis" waxa aad ugu tegi doontaa nolosha qoraha Mudane Maxamed Cabdi Caynab, gaar ahaan sannado badan oo uu qoruhu u xidhnaa taliskii Maxamed Siyaad. Waxa uu qoraagu akhristaha dhex geynayaa nolol midabo badan; dalal kala fog, magaalooyin kale gedisan iyo mararka qaar oo akhristuhu dareemayo jugta jidhka qoraaga ku dhacaysa. Maxamed, taariikh qayaxan ma taxayo ee runtii waxa uu akhristaha u sawirayaa marba xaaladda uu ku sugnaa. Waxa aan aad ula dhacay sida farshaxannimada leh ee qoraagu afartan sanno ka hor ii dhex geeyay; mar qoraagu timuhu ku baxeen oo uu beri danbe iska xiiray, ayuu ka sheekaynayaa ilaa aan gaadhay inaan laydha nus qarni ka hor madixiisa maraysay aniguna dareemo. 

Abdirahman Oday Aqan.

Waa buug runtii aad la yaabaysid waxa ka dhacay dulmi Somaliya waana buug si fiican u dhigaya in uu Rijiim danbiga galay balse aan eed gaar ah la saarayn qabiil gaar ah.

Mohamed Jama.

-CIIL IYO CAFIS waa buug aan aad u jeclaystay akhriskiisi, waa buug aad mar qoslaysid, mar ooyaysid, Mar yaabaysid marna ku tusinaaya in aadan nolosha ka quusan kuna tusaya in wax kasta laga soo kaban karo.

waa buug ku tusinaaya caddaalad daradii dawladii Kacaanka iyo sida qofka Somaliga ahu xuquuqdiisa loo dayacay.

waa buug ku haboon in qof kasta oo Somali ahi akhriyo.

Abdisalam farah.

Aktorka & Poliglotka
EWA KASP dla
Odtworzyć wideo
Ewa Kasp
Libristo ma największy wybór literatury obcojęzycznej. Dlatego tutaj kupuję swoje książki.

Informacje o książce

Pełna nazwa CIIL IYO CAFIS
Język Somalijski
Oprawa Książka - Miękka
Data wydania 2024
Liczba stron 268
EAN 9783084716500
ISBN 3084716501
Kod Libristo 48297779
Wydawnictwo Aynab
Waga 580
Wymiary 152 x 229 x 17
Podaruj tę książkę jeszcze dziś
To łatwe
1 Dodaj książkę do koszyka i wybierz „dostarczyć jako prezent” 2 W odpowiedzi wyślemy Ci bon 3 Książka dotrze na adres obdarowanego

Logowanie

Zaloguj się do swojego konta. Nie masz jeszcze konta Libristo? Utwórz je teraz!

 
obowiązkowe
obowiązkowe

Nie masz konta? Zyskaj korzyści konta Libristo!

Dzięki kontu Libristo będziesz mieć wszystko pod kontrolą.

Utwórz konto Libristo
Doradca książkowy Libroamiko
Cześć, jestem Libroamiko, w czym mogę pomóc?